Madaxweyne Deni oo ka hadlay Shirka uu iclaamiyay Farmaajo iyo halka lagu qabanayo (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada  Puntland, waxaana shirkan looga hadlay Doorashada Soomaaliya, Amniga deegaannada Puntland, xaaladda Gobollada iyo Degmooyinka, horumarinta Waxbarashada iyo ansixinta Hindise Xeereedka Goobaha Taariikhiga ah ee Puntland.   Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Golaha uga warbixiyay xaaladda dalku marayo iyo … Continue reading Madaxweyne Deni oo ka hadlay Shirka uu iclaamiyay Farmaajo iyo halka lagu qabanayo (Sawirro)